Israa’iil oo Shaacisay waqtiga suurto gal ah ay weerar ku qaadi karaan xarumaha Nukliyeerka Iran

Maamulka Israa’iil ayaa shaaca ka qaaday suurtogalinimada weerar ay ku qaadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran, gaar ahaan xarumaha qarsoodiga ah ee nukliyeerka ee Iran leedahay. Wasiirka gaashaandhigga Israa’iil ayaa sheegay in suurto gal tahay weeraro ay ku qaadaan xarumaha nukliyeerka Iran, waxa uuna xusay in suurto gal tahay in weeraradaasi fuliyaan labo ama saddex sanno … Continue reading Israa’iil oo Shaacisay waqtiga suurto gal ah ay weerar ku qaadi karaan xarumaha Nukliyeerka Iran